Raisul Wasaaraha Somalia oo xil muhiim ah u magacaabay Xamza Adan Xaadow

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa u magacaabay Xamza Adan Xaadoow, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka. Magacaabistani waxay dhaqangaleysaa 28-da Janaayo 2023. HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com